Tirintii 2:34 KQA

34 Sidaasay reer binu Israa'iil yeeleen, oo kulli wixii Rabbigu Muuse ku amray, sidaasay dhammaan uga ag dhisteen calammadoodii, oo sidaasay ugu bexeen siday qoladoodii iyo reerahoodii ahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 2

arki Tirintii 2:34 macnaha guud