Tirintii 20:1 KQA

1 Oo reer binu Israa'iil, xataa shirkii oo dhammu waxay cidladii Sin yimaadeen bishii kowaad. Markaasaa dadkii waxay degeen Qaadeesh, oo Maryanna halkaasay ku dhimatay, oo halkaasaa lagu aasay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 20

arki Tirintii 20:1 macnaha guud