Tirintii 20:11 KQA

11 Kolkaasaa Muuse gacanta kor u qaaday, oo dhagaxii ayuu ushiisii laba jeer ku dhuftay; oo waxaa ka soo baxay biyo aad u badan, oo shirkii iyo lo'doodiiba way wada cabbeen.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 20

arki Tirintii 20:11 macnaha guud