Tirintii 20:21 KQA

21 Oo sidaasuu boqorkii Edom ugu diiday reer binu Israa'iil inay soohdintiisa soo dhex maraan, oo saas aawadeed reer binu Israa'iil isagii way ka leexdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 20

arki Tirintii 20:21 macnaha guud