Tirintii 21:1 KQA

1 Oo boqorkii Caraad, oo reer Kancaan, oo xagga koonfureed degganaa ayaa maqlay in reer binu Israa'iil ka yimaadeen xagga jidka Ataariim, markaasuu la diriray reer binu Israa'iil oo qaarkood qabsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 21

arki Tirintii 21:1 macnaha guud