Tirintii 21:24 KQA

24 Markaasay reer binu Israa'iil seef ku dileen, oo waxay qabsadeen dalkiisii tan iyo Arnoon iyo ilaa Yabboq, iyo xataa tan iyo reer Cammoon, waayo, soohdintii reer Cammoon wuu xoog badnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 21

arki Tirintii 21:24 macnaha guud