Tirintii 21:26 KQA

26 Waayo, Xeshboon waxay ahayd magaaladii Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, oo la diriray boqorkii hore oo reer Moo'aab, oo dalkiisii oo dhan ka qabsaday, xataa tan iyo Arnoon.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 21

arki Tirintii 21:26 macnaha guud