Tirintii 21:4 KQA

4 Oo Buur Xor waxay uga guureen xagga jidka loo maro Badda Cas inay hareer ka maraan dalka reer Edom. Markaasay dadku aad u qalbi jabeen jidkii daraaddiis.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 21

arki Tirintii 21:4 macnaha guud