Tirintii 21:8 KQA

8 Oo Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Abeeso samee, oo tiircalan kor saar, oo mid kasta oo la qaniinoba, markuu arko wuu noolaanayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 21

arki Tirintii 21:8 macnaha guud