Tirintii 22:34 KQA

34 Oo Balcaam wuxuu malaa'igtii Rabbiga ku yidhi, Waan dembaabay, waayo, ma aan ogayn inaad jidka taagan tahay adigoo iga gees ah. Haddaba haddii sidaasu ku xumayso, dib baan u noqonayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 22

arki Tirintii 22:34 macnaha guud