Tirintii 23:13 KQA

13 Markaasaa Baalaaq isagii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, Kaalay, oo meel kale ii raac inaad halkaas iyaga ka aragtid. Waxaad arki doontaa darafkooda, oo kulligood ma arki doontid; haddaba halkaas iiga habaar.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 23

arki Tirintii 23:13 macnaha guud