Tirintii 26:2 KQA

2 Shirka reer binu Israa'iil oo dhan u soo tiriya reer reer, intii labaatan sannadood jirta iyo intii ka sii weyn, kuwaas oo ah inta reer binu Israa'iil ee dagaal u bixi karta oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 26

arki Tirintii 26:2 macnaha guud