Tirintii 26:37 KQA

37 Intaasu waa qabiilooyinkii wiilashii Efrayim, oo intii iyaga laga tiriyey waxay ahaayeen laba iyo soddon kun iyo shan boqol. Kuwaasu waxay ahaayeen wiilashii Yuusuf iyo qabiilooyinkoodii.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 26

arki Tirintii 26:37 macnaha guud