Tirintii 28:13 KQA

13 Oo wan kasta oo yarna waxaad qurbaan hadhuudh ula bixisaan eefaah bur ah oo toban meelood loo dhigay meeshiis oo saliid lagu daray, kaasoo wada ah qurbaan la gubo oo caraf udgoon ah oo Rabbiga dab loogu sameeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:13 macnaha guud