Tirintii 28:26 KQA

26 Oo weliba maalinta midhaha hore la goosto, markaad qurbaan hadhuudh oo cusub Rabbiga ugu bixisaan iidda toddobaadyada waa inaad shir quduus ah yeelataan; oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:26 macnaha guud