Tirintii 29:1 KQA

1 Oo bisha toddobaad, maalinteeda kowaad, waa inaad yeelataan shir quduus ah; oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, waayo, waa maalin buunan laydiin afuufo.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 29

arki Tirintii 29:1 macnaha guud