Tirintii 29:12 KQA

12 Oo bisha toddobaad maalinteeda shan iyo tobnaad waa inaad yeelataan shir quduus ah, oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, oo waa inaad inta toddoba maalmood ah Rabbiga iid u samaysaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 29

arki Tirintii 29:12 macnaha guud