Tirintii 29:36 KQA

36 laakiinse waxaad bixisaan qurbaan la gubo, kaasoo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga u ah caraf udgoon, oo waa dibi iyo wan weyn iyo toddoba wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 29

arki Tirintii 29:36 macnaha guud