Tirintii 30:11 KQA

11 oo haddii ninkeedu maqlo oo uu iska aamuso ee uusan iyada u diidin, markaas nidarradeedii oo dhammu way taagnaan doonaan, oo dhaar kastoo ay nafteeda ku xidhayna way taagnaan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 30

arki Tirintii 30:11 macnaha guud