Tirintii 30:16 KQA

16 Kuwanu waa qaynuunnadii Rabbigu ku amray Muuse, ee u dhexeeya nin iyo naagtiis, oo u dhexeeya aabbe iyo gabadhiis dhallinyaro ah oo guriga aabbaheed joogta.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 30

arki Tirintii 30:16 macnaha guud