Tirintii 31:6 KQA

6 Markaasaa Muuse qabiilba kun dagaalka uga diray, iyagii iyo Fiinexaas wadaadkii Elecaasaar wiilkiisii ahaa isagoo wada alaabtii meesha quduuska ah iyo turumbooyinkii dhawaaqa digtoonaanta oo gacanta ugu jira.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 31

arki Tirintii 31:6 macnaha guud