Tirintii 34:12 KQA

12 Oo soohdintu waxay hoos ugu dhaadhici doontaa Webi Urdun oo dhammaadkeeduna wuxuu ahaan doonaa Badda Cusbada leh. Intaasu waxay ahaan doontaa dalkiinna siday soohdimihiisu u wareegsan yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 34

arki Tirintii 34:12 macnaha guud