Tirintii 35:21 KQA

21 amase hadduu cadownimo aawadeed gacanta ugu dhufto, oo uu sidaas ku dhinto, kii wax ku dhuftay hubaal waa in la dilaa, waayo, isagu waa gacankudhiigle, oo aardoonka dhiigga doonayaa gacankudhiiglaha ha dilo markuu helo.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 35

arki Tirintii 35:21 macnaha guud