Tirintii 35:28 KQA

28 waayo, waxaa isaga waajib ku ahaa inuu iska joogo magaaladiisii uu magangalay ilamaa uu wadaadka sare dhinto, laakiinse markuu wadaadka sare dhinto gacankudhiigluhu waa inuu markaas dabadeed ku noqdo dalkiisii hantida u ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 35

arki Tirintii 35:28 macnaha guud