Tirintii 4:49 KQA

49 Oo sidii amarka Rabbigu ahaa ayaa loogu tiriyey gacantii Muuse, mid walba sidii hawshiisu ahayd iyo sidii waxqaadkiisu ahaa, oo isagii sidaasuu iyagii u tiriyey sidii Rabbigu Muuse ugu amray.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 4

arki Tirintii 4:49 macnaha guud