Tirintii 5:13 KQA

13 oo haddii nin kale la jiifsado oo waxaas ninkeedii laga qariyo oo qarsoodi loo haysto, oo ay naagtaasu sidaas ku nijaasowdo, laakiinse markhaati loo waayo iyada, amase aan iyada lagu qaban samayntii,

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 5

arki Tirintii 5:13 macnaha guud