Tirintii 6:11 KQA

11 Oo markaas wadaadku waa inuu mid u bixiyaa qurbaan dembi, midka kalena qurbaan la gubo, oo waa inuu isaga u kafaaro gudaa, waayo, wuu ku dembaabay meyd, oo isla maalintaas waa inuu madaxiisa quduus ka dhigaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 6

arki Tirintii 6:11 macnaha guud