Tirintii 6:17 KQA

17 Oo waa inuu Rabbiga allabari ah qurbaanno nabaadiino ugu bixiyaa wanka iyo dambiisha kibista aan khamiirka lahayn. Oo weliba wadaadku waa inuu bixiyaa qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 6

arki Tirintii 6:17 macnaha guud