Tirintii 6:3 KQA

3 waa inuu ka fogaadaa khamri iyo wax lagu sakhraamoba. Waa inuusan cabbin khamri khalkiis ama wax lagu sakhraamo khalkood, oo waa inuusan cabbin dheecaanka canabka, uusanna cunin canab cusub ama sabiib toona.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 6

arki Tirintii 6:3 macnaha guud