Tirintii 8:12 KQA

12 Oo reer Laawina waa inay gacmaha saaraan madaxa dibida, oo mid waxaad u bixisaa qurbaan dembi, kan kalena waxaad Rabbiga ugu bixisaa qurbaan la gubo, si aad reer Laawi ugu kafaaro guddid.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 8

arki Tirintii 8:12 macnaha guud