Tirintii 8:16 KQA

16 Waayo, iyaga dhammaantood ayaa la iiga soocay reer binu Israa'iil. Intii lay siin lahaa intii maxal furta oo dhan, kuwaasoo ah curadyada reer binu Israa'iil oo dhan, ayaan iyaga qaatay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 8

arki Tirintii 8:16 macnaha guud