Tirintii 8:4 KQA

4 Oo shuqulkii laambaddu wuxuu ahaa dahab la tumay. Tan iyo salkeeda ilaa ubaxeeda waxay wada ahayd dahab la tumay. Sidii Rabbigu Muuse u tusay ayuu laambaddii u sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 8

arki Tirintii 8:4 macnaha guud