Tirintii 8:7 KQA

7 Oo markaad daahirinaysid sidan iyaga ku samee: dushooda waxaad ku rushaysaa biyaha daahirinta, oo iyaguna timaha ha ka xiireen jidhkooda oo dhan, oo dharkoodana ha maydheen, hana isdaahiriyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 8

arki Tirintii 8:7 macnaha guud