Tirintii 9:15 KQA

15 Oo maalintii taambuugga la dhisay ayaa daruurtu qarisay taambuuggii, kaasoo ah teendhadii maragga, oo fiidkii waxay taambuuggii korkiisa uga muuqatay sida wax dab u eg ilaa subaxdii.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 9

arki Tirintii 9:15 macnaha guud