Wacdiyahii 5:6 KQA

6 Afkaaga ha u oggolaan inuu jidhkaaga dembaajiyo, oo malaa'igta horteedana ha ka odhan, Qalad bay ahaayeen. Bal maxaad Ilaah codkaaga ugu cadhaysiisaa si uu shuqulka gacmahaaga u baabbi'iyo?

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 5

arki Wacdiyahii 5:6 macnaha guud