Wacdiyahii 6:12 KQA

12 Waayo, bal yaa garanaya waxa qof u wanaagsan intuu nool yahay oo ah maalmihii cimrigiisa aan waxba tarayn oo dhan ee uu sida hoos oo kale u dhaafiyo? Waayo, bal yaa nin u sheegi kara waxa qorraxda hoosteeda isaga dabadiis ahaan doona?

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 6

arki Wacdiyahii 6:12 macnaha guud