Xaakinnada 1:17 KQA

17 Oo reer Yahuudahna waxay raaceen walaalahood reer Simecoon, oo waxay laayeen reer Kancaan oo Sefad degganaa, oo dhammaanteedna way baabbi'iyeen. Oo magaaladii magaceediina waxaa la odhan jiray Xormaah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:17 macnaha guud