Xaakinnada 1:19 KQA

19 Oo Rabbigu waa la jiray reer Yahuudah, oo wuxuu hortooda ka eryay dadkii degganaa dalkii buuraha lahaa; maxaa yeelay, ma ay eryi karin dadkii dooxadii degganaa, waayo, waxay lahaayeen gaadhifardood bir ah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:19 macnaha guud