Xaakinnada 1:24 KQA

24 Markaasaa ilaaladii waxay arkeen nin magaalada ka soo baxaya, oo waxay ku yidhaahdeen, Waannu ku baryaynaaye, na tus iridda magaalada laga galo, oo annaguna wanaag baannu kuu falaynaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:24 macnaha guud