Xaakinnada 1:31 KQA

31 Oo reer Aasheerna ma ay eryin dadkii degganaa Cakoo, ama dadkii degganaa Siidoon, ama kuwii Axlaab, ama kuwii Aksiib, ama kuwii Xelbaah, ama kuwii Afiiq, ama kuwii Rexob.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 1

arki Xaakinnada 1:31 macnaha guud