Xaakinnada 10:1 KQA

1 Markaasaa Abiimeleg dabadiis waxaa u kacay inuu reer binu Israa'iil badbaadiyo Toolac ina Fuwaah oo ahaa ina Doodoo, oo reer Isaakaar ahaa, oo wuxuu degganaa Shaamiir oo ku tiil dalkii buuraha lahaa oo reer Efrayim.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 10

arki Xaakinnada 10:1 macnaha guud