Xaakinnada 10:8 KQA

8 Oo sannaddaas way dhibeen oo dulmeen reer binu Israa'iil; oo siddeed iyo toban sannadood ayay dulmayeen kulli reer binu Israa'iilkii degganaa dalka reer Amor oo ku yaal Gilecaad Webi Urdun shishadiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 10

arki Xaakinnada 10:8 macnaha guud