Xaakinnada 11:20 KQA

20 Laakiinse Siixon ma aaminin reer binu Israa'iil inay dhex maraan dalkiisii; laakiinse Siixon wuxuu soo urursaday dadkiisii oo dhan, oo intuu Yahas soo degay ayuu reer binu Israa'iil la diriray.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 11

arki Xaakinnada 11:20 macnaha guud