Xaakinnada 11:27 KQA

27 Sidaas daraaddeed anigu kuguma aan dembaabin, laakiinse adigu qalad baad igu samaynaysaa inaad ila dirirto. Rabbiga xaakinka ahu maanta ha noqdo xaakin u dhexeeya reer binu Israa'iil iyo reer Cammoon.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 11

arki Xaakinnada 11:27 macnaha guud