Xaakinnada 13:19 KQA

19 Sidaas daraaddeed Maanoo'ax wuxuu qaaday orgigii yaraa iyo qurbaankii hadhuudhka ahaa, oo dhagax dushiis buu Rabbiga ugu bixiyey; oo malaa'igtiina yaab bay samaysay, Maanoo'ax iyo afadiisiina way fiiriyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 13

arki Xaakinnada 13:19 macnaha guud