Xaakinnada 13:8 KQA

8 Markaasuu Maanoo'ax Rabbiga baryay oo yidhi, Sayidow, waan ku baryayaaye, ninkii Ilaah oo aad soo dirtay, mar kale ha noo yimaado, oo ha na baro waxa aannu ku samayn lahayn wiilka dhalan doona.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 13

arki Xaakinnada 13:8 macnaha guud