Xaakinnada 14:2 KQA

2 Oo intuu soo noqday ayuu aabbihiis iyo hooyadiis u sheegay; oo wuxuu ku yidhi, Waxaan Timnaad ku arkay naag gabdhaha reer Falastiin ka mid ah, haddaba sidaas daraaddeed taas ii doona aan guursadee.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 14

arki Xaakinnada 14:2 macnaha guud