Xaakinnada 14:9 KQA

9 Oo markaasuu gacmihiisii ku qaaday, oo iska tegey, isagoo cunaya intuu sii socday, markaasuu u yimid aabbihiis iyo hooyadiis, oo iyagiina wuu siiyey, wayna cuneen; laakiinse iyagii uma uu sheegin inuu malabka ka soo qaaday bakhtigii libaaxa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 14

arki Xaakinnada 14:9 macnaha guud