Xaakinnada 15:1 KQA

1 Laakiinse wakhti yar dabadeed ayuu Samsoon xilligii sarreenka la goosan jiray soo booqday naagtiisii, isagoo orgi yar wada. Markaasuu yidhi, Naagtayda waxaan ugu tegayaa qowladda. Laakiinse aabbeheed uma uu oggolaanin inuu u tago.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 15

arki Xaakinnada 15:1 macnaha guud