Xaakinnada 16:14 KQA

14 Markaasay qodob ku qodobtay oo ku tidhi, Samsoonow, reer Falastiin waa ku hayaan. Oo intuu hurdadii ka soo toosay ayuu rujiyey qodobkii iyo looxii dunta, iyo duntii dharsameeyaha.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:14 macnaha guud